Monday, August 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Warar-ka Kadib dib u noqoshada goobaha dagaalka, maxaa xigi doona dagaalka Itoobiya ee...

Kadib dib u noqoshada goobaha dagaalka, maxaa xigi doona dagaalka Itoobiya ee Tigray?

Itoobiya, Juun 20, 2021 [Faylka: Yasuyoshi Chiba / AFP] Waxaa qoray Zecharias Zelalem 10 Luulyo 2021 Qabsashadii caasimada Tigray ee, Mekelle, oo ay qabsadeen ciidamada Itoobiya dhamaadkii bishii Nofeembar waxaa lagu sawiray xukuumada Addis Ababa inay tahay dhabarjab dhameystiran oo ku aadan xoogaga daacada u ah dowladdii hore ee waqooyiga. Laakiin bishii Juun 29, toddobo bilood ka dib markii Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed uu ku dhawaaqay guul, ciidamadiisu waxay faarujiyeen magaalada Mekelle iyadoo lagu jabiyey goobihii dagaalka ka dib markii ay bilaabeen dagaal rogaal celis weyn oo ay ku soo qaadeen ciidamada Tigreegu.

RELATED ARTICLES

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Ciro oo Ka Hadlay Arrimaha Doorashooyinka

Maxamed Xasan Ciro oo ka hadlay arrimaha doorashooyinka ayaa rajo fiican ka muujiyey in laga gudbay isjiid-jiidkii mudada soo taagnaa ee hir-gelinta doorashada, maadaama...

Xiisad Ka Dhalatey kursiga Aqalka Sare ee Galmudug Cabdi Qeybdiid iyo Xaaf oo meel adag gaaray

Galmudug waxaa dhawaan ka bilaabaneysa doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug lagu dooran doona 8 xubnood oo Aqalka...

Wararka laga helayo deegaanada Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in maanta doorashada

shan kursi oo ka mid ah sideeda Senator ee ka imaanaya maamulkaasi lagu dooran doono gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaban qaabadii ugu...

Twitter Feed