Thursday, October 28, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Khasaare ka dhashay Fatahaad uu sameeyay wabiga Shabeelle

Khasaare ka dhashay Fatahaad uu sameeyay wabiga Shabeelle

Wabiga shabeelle ayaa fatahaad ka sameey tuulda Boodaale, oo ka mid ah tuulooyinka hoosyitaga magaalada Jowhar ee Caasimada dowlad gobaleedka Hirshabeelle, ayaa halkaas ka geeystay Khasaaro Nafeed iyo mid hatiyeed  oo ka dhashay fathaada Biyaha Wabiga.

Waxaa la soo sheegayaa in Laba  Carruur ah ay qadeen Biyaha kuwaa oo mid ka mid ah meydkiisa ay baadi goob ugu jiraan dadka deegaanka, Carruurta geeriyootay  ayaa la sheegayaa in da’dooda ay u dhaxeeyso Shan illaa  iyo Lix jir.

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabeelle Maxamed Cumar Ceymooy, ayaa sheegay in xaalda wabiga xiligan ay tahay mid cabsi weyn leh maadma Wabiga uu waddo Biyhii ugu badna suuragalnay ay tahay in deegaano hor leh ay gaarto Fatahaadda.

Ugu Danbeeyntii Wasiirka ayaa ku baaqay in laga qeyb qaato ugurmadka loo sameynaayo dadkii ku barakacay fatahaada Wabiga Shabeelle uu ka sameey tuulada Boodaala.

RELATED ARTICLES

Howlgal laga sameeyay Magaalada Beledweyne

Ciidanka Booliska Dowlad Goboleedka  Hir-Shabelle ayaa howlgallo ammaanka lagu xaqiijinayay waxa ay ka sameeyeen qaybo kamid ah xaafadaha Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan Ciidamada...

Ciidamada Ahlusunna oo isaga baxay Guriceel

Ciidamada iyo hoggaanka Ahlusunna  Waljamaaca oo maalmihii la soo dhaafay kula dagaalamayay degmada Guriceel Ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa saaka halkaasi isaga baxay. Ka...

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo Warbixin siiyay Madaxweynaha KGS

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Gudiga Hir-gelinta Doorashooyinka heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Madaxweyne...