Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Dunida Kiisaska Caabuqa covid-19 ee qaarada yurub oo kor usii kacdey.

Kiisaska Caabuqa covid-19 ee qaarada yurub oo kor usii kacdey.

Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ka digay in ay 236,000 oo qof u dhiman karaan xanuunka COVID-19 ee dalalka Yurub ilaa kowda bisha December, iyada oo dadka xanuunka qaadayaa ay sii badanayaan, isla markaana ay hoos u dhacday qaadashada tallaalka.

Guud ahaan waddamada Yurub waxaa kordhay dadka uu soo ridanayo xanuunka nooca Delta oo ka halis badan noocyadii hore ee COVID-19, gaar ahaan dadka aan wali qaadan tallaalka.

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...