Thursday, August 5, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Kolonyo Ciidan Ka Tirsan AMISOM Oo Lala Eegtay Qarax Khasaaro Dhaliyey

Kolonyo Ciidan Ka Tirsan AMISOM Oo Lala Eegtay Qarax Khasaaro Dhaliyey

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM gaar ahaan kuwa Uganda oo qarax xoogan lagula eegtay deegaan ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed.

Qaraxa oo ahaa miino nooca dhulka la geliyo ee laga hago Remote Control-ka ayaa waxaa Ciidanka uu ku qabsaday wadada dheer ee xiriirisa deegaannada Buula Mareer iyo Golweyn, xili ay halkaas socdaal ku marayeen, iyagoo kusii jeeday Buula-mareer.

RELATED ARTICLES

Jofra Archer ayaa meesha ka saaray T20 Koobkii Adduunka iyo Dambas isagoo jabtay suxulka midig

Jofra Archer oo ah kubbad -yaqaanka dheereeya ee England ayaa seegi doona Koobka Adduunka ee T20 iyo Dambaskii Australia ka dib markii uu soo...

Biden wuxuu rabaa in kala bar iibinta baabuurta Mareykanka ay noqoto mid eber ah marka la gaaro 2030

Madaxweyne Joe Biden wuxuu saxiixi doonaa amar fulineed oo dejinaya “yool hami leh” oo ah in kala bar dhammaan gawaarida cusub ee lagu iibiyo...

Caqabadaha badan ee horyaala Madaxweynaha cusub ee Iran Ebrahim Raisi

Tehran, Iran - Ebrahim Raisi, oo loo caleemo saari doono madaxweynaha siddeedaad ee Iran Khamiista, ayaa wajahaya caqabado adag oo siyaasadeed, dhaqaale iyo bulsho...

Twitter Feed