Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Koonfur Galbeed oo sheegtay in diyaarado ay kusoo qaadi doontii dadkii Laascaanood...

Koonfur Galbeed oo sheegtay in diyaarado ay kusoo qaadi doontii dadkii Laascaanood laga soo barakiciyay

Guddiga gurmadka Koonfur Galbeed  u xilsaartey  dhibaatadii loo geystey dadkii laga soo barakiciyey Magaalada Laascaanood ayaa xalay kulan la qaatey Maamulka Gobolka Mudug, Kan degmada Galkacyo iyo Wasiiro ka tirsan maamulka Puntland.

Waxa ay sidoo kale la kulmeen guddiga heer dowlad goboleed ee Puntland ee u xil saran caawinta dadkaasi.

Guddiga ka socdey Koonfur Galbeed ayaa Warbixin guud ka dhageystey madaxdii ay kulanka la qaateen, iyagoo dhankooda uga warbixiyey ujeedada safarkooda iyo muhiimada ay leedahay in labada maamul ay si wadajir ah uga shaqeeyaan samatabixinta dadkan lasoo barakiciyey.

Guddiga ayaa qorsheynaya in berri ay booqdaan goobaha dadkan ay sida kumeel gaarka ah ay ugu nool yihiin, iyadoo ay jiri doonaan duulimaadyo toos ah oo dadka doonaya in ay laabtaan lagu keeni doono deegaanada Koonfur Galbeed.

Xubnaha guddiga ayaa sheegay in dadka aan awoodin in gawaarida ay soo raacaan in lagu soo qaadi dooono diyaarado

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...