Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Koox: hubeysan oo saaka dil ka geystay magaalada Muqdisho

Koox: hubeysan oo saaka dil ka geystay magaalada Muqdisho

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degmada Wadajir ee gobolka Banaadir waxaa saaka degmadaasi toogasho ahaan loogu dilay illaa saddex qof.

Dadka la dilay ayaa laba ka mid ah waxa ay ahaayeen askar, kuwaas oo magacyadooda lagu kala sheegay Cali Muuse Bulaal (Cali Dahab) iyo Xasan Dacaar, halka midka saddexaad uu ahaa qof shacab ah.

Kooxdii dilka ka dambeysay toogashada ayaa sidoo kale lagu soo warramayaa inay goobta isaga baxsatay, kadib falkaasi dilka ah.

Sidoo kale ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ayaa gaaray goobta, balse illaa iyo hadda ma jiro wax faah faahin ah oo ay saraakiisha laamaha ammaanka ka bixiyeen dhacdadaasi.

Muddooyinkii lasoo dhaafay ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka dhacayey falal liddi ku ah amniga, sida qaraxyo iyo dilal qorsheysan intaba

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...