Thursday, October 28, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Kooxda daalibaan oo la wareegtey caasimada kaabuul.

Kooxda daalibaan oo la wareegtey caasimada kaabuul.

Kooxda Taliban Ee Ka Dagaalanta Dalka Afghanistan ayaa La Wareegtay Magaalo Madaxda Wadankaas Ee Kabul.

Wararkan Oo Isa Soo Taraya ayaa Intaas Ku Daraya In Ciidamada Taliban ay Gaaf Wareegayaan Magaaladda Kabul Kuwaas Oo Amar Ku Bixiyay In aan La samaynin Wax Qas ah.

Maraykanka Oo Halkaas Kala Baxay Ciidamadiisa ayaa Ugu Dambayn hawl Wadeenadiisii Safaaradda iyana Halkaas Ka Daad Gureeyay.

RELATED ARTICLES

Howlgal laga sameeyay Magaalada Beledweyne

Ciidanka Booliska Dowlad Goboleedka  Hir-Shabelle ayaa howlgallo ammaanka lagu xaqiijinayay waxa ay ka sameeyeen qaybo kamid ah xaafadaha Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan Ciidamada...

Ciidamada Ahlusunna oo isaga baxay Guriceel

Ciidamada iyo hoggaanka Ahlusunna  Waljamaaca oo maalmihii la soo dhaafay kula dagaalamayay degmada Guriceel Ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa saaka halkaasi isaga baxay. Ka...

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo Warbixin siiyay Madaxweynaha KGS

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Gudiga Hir-gelinta Doorashooyinka heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Madaxweyne...