Monday, August 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Warar-ka Kooxda Xuutiyiinta Oo Soo Bandhigay Hindise Maxaabiis Is-Weydaarsi Ah

Kooxda Xuutiyiinta Oo Soo Bandhigay Hindise Maxaabiis Is-Weydaarsi Ah

Kooxda Xuutiyiinta dalka Yemen waxay ku dhawaaqeen Qorshe ay Maxaabiis isku weydaarsan karaan Isbahaysiga Milliteri ee Sacuudiga, waxayna xuseen inay diyaar u yihiin inay sii daayaan Maxaabiis ka soo kala jeeda dalalka Sacuudiga, Imaaraadka iyo Sudan.

Madaxa Guddiga Arrimaha Maxaabiista ee Xuutiyiinta, C/qaadir Al-Murtali oo la hadlay Telefishinka Kooxdaasi ee  Al-Masiirah waxa uu tilmaamay in Kulan ka dhacay dalka Cummaan ay ku soo bandhigeen Hindisahaasi.

RELATED ARTICLES

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Ciro oo Ka Hadlay Arrimaha Doorashooyinka

Maxamed Xasan Ciro oo ka hadlay arrimaha doorashooyinka ayaa rajo fiican ka muujiyey in laga gudbay isjiid-jiidkii mudada soo taagnaa ee hir-gelinta doorashada, maadaama...

Xiisad Ka Dhalatey kursiga Aqalka Sare ee Galmudug Cabdi Qeybdiid iyo Xaaf oo meel adag gaaray

Galmudug waxaa dhawaan ka bilaabaneysa doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug lagu dooran doona 8 xubnood oo Aqalka...

Wararka laga helayo deegaanada Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in maanta doorashada

shan kursi oo ka mid ah sideeda Senator ee ka imaanaya maamulkaasi lagu dooran doono gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaban qaabadii ugu...

Twitter Feed