Wednesday, September 22, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka KULAN AY MAANTA LAHAAYEEN XILDHIBAANADA FEDERAALKA SOMALIA OO BUUQ BADAN KA DHASHAY.

KULAN AY MAANTA LAHAAYEEN XILDHIBAANADA FEDERAALKA SOMALIA OO BUUQ BADAN KA DHASHAY.

Kulan ay maanta lahaayeen Xildhibaanada
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa natijo la’aan lagu kala tagay goordhweyd.

Kulanka oo ay soo xaadireen inta badan
xildhibaanada ayaa lagaga hadli lahaa
xaalada xanuunka Covid-19, sida xalay lagu
shaaciyey ajandaha.

Buuq ay abuureen xildhibaanada Mucaaradka
ayaa sababay in kulanku furmi waayo si toos
ah taas oo sababtay in uu guddoonku isaga baxo xarunta.

Warar ilaa xalay soo baxayey ayaa sheegayey in ajndaha la shaaciyey lagu dhex qarinayo muddo kordhin loo sameynayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

By:Jim’ale ismail

RELATED ARTICLES

Daalibaan waxay weydiisanayaan inay khudbad u jeediyaan Qaramada Midoobay ka dib qabsashadii Afghanistan

Talibanka ayaa doonaya in wakiilkiisu uu khudbad ka jeediyo shirka sanadlaha ah ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobey ee hoggaamiyayaasha adduunka toddobaadkan, afhayeen u...

Isbedelka Ciyaaraha ‘: Shiinaha ayaa joojinaya maalgelinta mashaariicda dhuxusha ee dibadda

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa sheegay in Shiinuhu uusan mar dambe maalgelin doonin dhismaha mashaariicda cusub ee korontada laga dhaliyo dhuxusha, taas oo ka...

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ka Hor Yimid Bananbax Uu Iclaamiyay WasiirKa Cusub Ee Amniga

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxa uu gaashaanka udaruuray Qorshe uu waday wasiirka amniga lagu muransayahay ee xukuumadda SoomaaliyaAbdulaahi Maxamed nuurWasiirka Amniga ee uu dhawaan ...

Twitter Feed