Tuesday, May 18, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Dunida KUURIYADA WAQOOYI OO TIJAABISAY GANTAALO KALE .

KUURIYADA WAQOOYI OO TIJAABISAY GANTAALO KALE .

Warbaahinta Dalka Maraykanka ayaa sheegay in Kuuriyada Waqooyi ay Dabayaaqadii todobaadki hore tijaabisay ugu yaraan laba gantaal oo ah nooca riddada gaaban.

gantaalladaasi aya Noqonaya kuwi ugu horreeyay ee ay KuuriyadaWaqooyi riddo ku dhawaad muddo hal sano ah.

Ilaa Hadda Ma jirto faah-faahin ku aadan nooca saxda ah ee gantaallada Iyo Inta ay leegtahay Fogaanta ay Gaadhayaan .

By:Jim’ale ismail

RELATED ARTICLES

Khasaaro Ka Dhashay Gantaallo Ku Dhacay Koonfurta Israa’iil

Toban qof ayaa ku dhaawacantay gantaal ku dhacay gobolka Eshkol ee koonfurta Israa’iil, sida laga soo xigtay adeegga gawaarida gurmadka deg deg ah ee...

Facebook Feed

Twitter Feed