Tuesday, August 3, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Warar-ka Maamulka Gobolka Bari oo Amaro soo saaray

Maamulka Gobolka Bari oo Amaro soo saaray

Guddoomiyaha gobolka Bari Cabdisamad Yuusuf Maxamed ( Abwaanka) ayaa sheegay in dhibaatooyin farabadan lagu qabo dadka ku ganacsanaya hareeraha wadooyinka ee magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

Guddoomiyaha oo ka hadlayay dabkii ka kacayay Magaalada Boosaaso ayuu sheegay inay waayeen Goobo ay u maraan damintiisa, taasi oo uu sheegay inay mas’uul ka yihiin dadka ku Ganacsanaya hareeraha wadoyinka.

Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa sheegay in dhibaatada ka dhalata dabka ay qeyb ka yihiin Shirkadaha Korontada oo uu sheegay inaysan xakameyn, taasina ay sababtay in uu si fudud uu dabka ku kaco.

Amarkaan kasoo baxay Guddoomiyaha gobolka Bari Cabdisamad Yuusuf Maxamed ( Abwaanka) ayaa kusoo aadaya xilli xalay dabka kacay suuqa Magaalada Boosaaso uu baabiyay Goobo Ganacsi oo ku yaal halkaas

RELATED ARTICLES

Dabka dabku wuxuu burbur kale u geystaa Turkiga, Giriigga

Tirada dhimashada lix maalmood oo xiriir ah oo dab ka kacay kaymaha Turkiga ayaa gaartay siddeed, halka dalka deriska la ah ee Giriigga, shaqaalaha...

Madaxweynaha cusub ee Iran Raisi ma hagaajin karaa dhaqaale aad u dhib badan?

Tehran, Iran - Ebrahim Raisi, oo loo dhaarin doono Khamiista inuu noqdo madaxweynaha siddeedaad ee Iiraan, wuxuu dhaxlaa dhaqaale murugsan oo masiirkiisu ku dhex...

Poland ayaa siisay fiisooyin bini’aadanimo ciyaartooyga Olimbikada Belarus

Ciyaaryahanka Olympia -ga Belarus -ka Krystsina Tsimanouskaya ayaa Poland siisay fiiso bani’aadannimo, sida uu xaqiijiyay wasiir ku xigeenka arrimaha dibedda ee dalka Isniintii. Tallaabadan ayaa...

Twitter Feed