Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa si kulul u weeraray ballanqaadyadii Taliban ee “jabay” ee haweenka iyo gabdhaha reer Afgaanistaan, wuxuuna ku boorriyay adduunka in ay lacag ku shubto Afgaanistaan si looga hortago burburkeeda dhaqaale. “Waxaan si gaar ah uga naxay inaan arko ballan -qaadyadii ay Taliban iyo gabdhihii ay u sameeyeen Afgaanistaan ay jabinayaan,” ayuu u sheegay wariyeyaasha Isniintii New York.