Tuesday, May 18, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka MADAXWAYNAHA SOMALIA MAXAMED CABDILAAHI FARMAAJO OO QAATAY TALAALKA COVID_19.

MADAXWAYNAHA SOMALIA MAXAMED CABDILAAHI FARMAAJO OO QAATAY TALAALKA COVID_19.

Madaxwaynaha Dawlada Federaalka somalia Oo Saaka Qaatay Talaalka cudurka Covid_19 ayaa Bartiisa Facebook sidan Kusoo Qoray:

“Waxaan saaka qaatay tallaalka Cudurka
COvID-19, masuuliyad adag ayaa inaga
saaran daryeelka muwaadiniinteenna si aan
uga hortagno in uu soo rito cudurkan
safmarka ah ee dunida aafeeyey.
Muhiimadda ugu weyn waa in aan dadaal
kasta gelinnaa ka hortagga cudurkan innaga
Oo xoojineyna tayada iyo adeegyadeenna
caafimaad.

Waxaan bogaadinayaa Xukuumadda uu
hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Maxamed
Xuseen Rooble dadaalka ay ku bixisay in
tallaalka Cudurka CoVID-19 uu soo gaaro dalkenna.
Waxaan sidoo kale umahadcelinayaa, Wasaaradda Caafimaad,
dhakhaatiirta, kalkaaliyeyaasha,
Adeegayaasha iyo guud ahaan Bahda
Caafimaadka dalkeenna dadaalka mugga
weyn ee ay ku bixinayaan badqabka
caafimaad ee shacabka Soomaaliyeed, iyaga
oo ku shaqeynaya duruufo adag”.

By:Jimcale ismail

RELATED ARTICLES

Khasaaro Ka Dhashay Gantaallo Ku Dhacay Koonfurta Israa’iil

Toban qof ayaa ku dhaawacantay gantaal ku dhacay gobolka Eshkol ee koonfurta Israa’iil, sida laga soo xigtay adeegga gawaarida gurmadka deg deg ah ee...

Facebook Feed

Twitter Feed