Friday, May 7, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Dunida MADAXWAYNE BARTIISA FACEBOOK LAGA XANIBAY KADIB WARAR BEEN ABUUR AH OO UU...

MADAXWAYNE BARTIISA FACEBOOK LAGA XANIBAY KADIB WARAR BEEN ABUUR AH OO UU SHACABKIISA LA WADAAGAY .

Maamulka shirkadda Facabook ayaa xannibay bartii uu Facebook-ga ku lahaa madaxweynaha Venezuela Nicolas Maduro kaddib markii uu shaaciyey in ay jiraan dhir lagu dawayn karo xanuunka Dunida aafeeyay ee COVID19.

Madaxweyne Maduro ayaa bishii January sheegay in sharaab laga sameeyey geedka sactarka lagu dawayn karo xanuunka korona.
Xannibaadda la saaray Maduro ayaa ah in aanu muddo bil ah wax ku qoo qori karin boggiisa. Shirkadda Facebook ayaa madaxweynaha Venezuela ku eedaysay in uu meel kaga dhacay siyaasadaheeda ku aaddan wararka been abuurka ah.

By:Jim’ale ismail

RELATED ARTICLES

Weerar khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Gedo

Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degmada Ceelwaaq oo ka tirsan Gobolka Gedo ku dhex-maray Ciidamada Kenya oo ka...

Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay dad u dhintay Cudurka COVID-19

Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaaxogta Feyruska Karoona ku sheegtay in 48-kii saac ee lasoo dhaafay la diiwaan geliyay 247 xaalado cusub...

Korneyl Doolaal oo maanta XABSIGA laga sii daayey

Jaamac Doolaal oo ah Sarkaal ka tirsan Ciidanka Milatariga Somaliland oo 11-kii bishii April 2021 ay xukun ku riday Maxkamadda Ciidamada Millatariga Somaliland ayaa...

Facebook Feed

Twitter Feed