Thursday, August 5, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Madaxweynaha galmudug oo gaadhey fadhiismiha hore Ciidanka galmudug.

Madaxweynaha galmudug oo gaadhey fadhiismiha hore Ciidanka galmudug.

Madaxwaynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye “QoorQoor” ayaa goordhow soo gaarey furimaha hore ee saakay Ciidamada Qalabka sida ee Galmudug ay kala wareegeen Argagaxisada, gaar ahaan aaga deegaanka qaycad oo ah halka jabka ugu weyn uu ku gaarey nabad diidka Alshabaab.

Madaxweyne QoorQoor oo qayb ka ah hoggaaminta dagaalka ayaa horseed u noqonaya howlgalada maalmaha dhaw lagu gaarayo degmo xeebeedka Xarardheere ee Gobolka Mudug oo iminka firxadka argagaxisada uu usii baqanayo.

RELATED ARTICLES

Jofra Archer ayaa meesha ka saaray T20 Koobkii Adduunka iyo Dambas isagoo jabtay suxulka midig

Jofra Archer oo ah kubbad -yaqaanka dheereeya ee England ayaa seegi doona Koobka Adduunka ee T20 iyo Dambaskii Australia ka dib markii uu soo...

Biden wuxuu rabaa in kala bar iibinta baabuurta Mareykanka ay noqoto mid eber ah marka la gaaro 2030

Madaxweyne Joe Biden wuxuu saxiixi doonaa amar fulineed oo dejinaya “yool hami leh” oo ah in kala bar dhammaan gawaarida cusub ee lagu iibiyo...

Caqabadaha badan ee horyaala Madaxweynaha cusub ee Iran Ebrahim Raisi

Tehran, Iran - Ebrahim Raisi, oo loo caleemo saari doono madaxweynaha siddeedaad ee Iran Khamiista, ayaa wajahaya caqabado adag oo siyaasadeed, dhaqaale iyo bulsho...

Twitter Feed