Thursday, December 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Madaxweynaha Galmudug Qoorqoor Oo Digniin U Diray Culimada Hubeysan Ee Ahlusunna

Madaxweynaha Galmudug Qoorqoor Oo Digniin U Diray Culimada Hubeysan Ee Ahlusunna

Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa fariin adag u diray Ururka hubeysan ee Ahlusunna.

Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in kooxo hubeysan aysan ka aqbali doonin in gorgortan siyaasadeed lala galo.

Waxaa uu ugu baaqay culimada Ahlusunna ee hadda ku sugan deegaanka Bohol in ay hubka dhiggaan oo ay dhinac ka raacaan dadkooda.

“cidna kama ogolaaneyno in ay hub sharci daro ah ay ku heysato tuulo ka mid ah Galmudug, iskaba daaye in ay degmo soo weerarto.”

Madaxwaynaha ayaa sidoo kale tilaabadii Military ee la qaaday ku tilmaamey mid deegaanka oo dhan looga badbaadiyay iskuday jabhado hubeysan ku doonayeen in ay xukunka ku qabsadaan.

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...