Thursday, October 28, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo dib ugu laabtay Baydhabo

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo dib ugu laabtay Baydhabo

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo oo Safar maalmo qaatay ugu maqnaa Magaalooyinka Muqdisho iyo Baraawe ayaa maanta dib ugu  laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka baay.

Garoonka diyaaradaha Magaalada Baydhabo Wafdiga Madaxweynaha waxa kusoo dhoweyey Wasiiro, Xildhibaano, Saraakiil Ciidan, Maamulka Degmada Baydhabo iyo Qeybaha kala Duwan Bulshada.

Madaxweyne laftagareen ayaa ka mahad celiyay soo dhaweynta loogu sameeyay Magaalada Baydhabo, isaga oo ka warbixiyay safaradii uu ku kala bixiyay Muqdisho iyo Baraawe.

RELATED ARTICLES

Howlgal laga sameeyay Magaalada Beledweyne

Ciidanka Booliska Dowlad Goboleedka  Hir-Shabelle ayaa howlgallo ammaanka lagu xaqiijinayay waxa ay ka sameeyeen qaybo kamid ah xaafadaha Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan Ciidamada...

Ciidamada Ahlusunna oo isaga baxay Guriceel

Ciidamada iyo hoggaanka Ahlusunna  Waljamaaca oo maalmihii la soo dhaafay kula dagaalamayay degmada Guriceel Ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa saaka halkaasi isaga baxay. Ka...

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo Warbixin siiyay Madaxweynaha KGS

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Gudiga Hir-gelinta Doorashooyinka heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Madaxweyne...