Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabis sameeyey

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabis sameeyey

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa maanta magacaabay guddiga adeegga Garsoorka ee maamulkaasi.

Guddiga ayaa ka kooban illaa 7 xubnood, sida ku cad wareegtada ka soo baxday xafiiska Cabdicasiis Lafta Gareen.

Sidoo kale madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa guddoomiye ku xigeenka amniga ee maamulka gobolka Baay u magacaabay Isaaq Maxamed Isaaq.

Halkan hoose ka aqriso: 

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...