Thursday, October 28, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Madaxweynaha Maamulka koonfur galbeed soomaaliya oo saarey liiska shan musharax uu utartamaya...

Madaxweynaha Maamulka koonfur galbeed soomaaliya oo saarey liiska shan musharax uu utartamaya aqalka sare soomaaliya.

Madaxweynaha maamu goboleeedka  koonfur galbeed soomaaliya  Cabdicasiis laftagareen ayaa soo saarey liiska shanta xubnood ee ku tartameysa golaha aqalka sare ee soomaaliya.

Waa maamulkii labaad ee doorasho udhaqaaqa,waxa hore isna doorasho uqabtey madaxweynaha maamul goboleedka jubaland Axmed Madoobe.

Soomaaliya ayaa u eeg mid Aadey doorasho madaxtinimada oo uu dadaal badan ku bixinaayo reysarwasaaraha soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

RELATED ARTICLES

Howlgal laga sameeyay Magaalada Beledweyne

Ciidanka Booliska Dowlad Goboleedka  Hir-Shabelle ayaa howlgallo ammaanka lagu xaqiijinayay waxa ay ka sameeyeen qaybo kamid ah xaafadaha Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan Ciidamada...

Ciidamada Ahlusunna oo isaga baxay Guriceel

Ciidamada iyo hoggaanka Ahlusunna  Waljamaaca oo maalmihii la soo dhaafay kula dagaalamayay degmada Guriceel Ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa saaka halkaasi isaga baxay. Ka...

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo Warbixin siiyay Madaxweynaha KGS

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Gudiga Hir-gelinta Doorashooyinka heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Madaxweyne...