Monday, August 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Warar-ka Dunida Madaxweynaha Mareykanka Oo Kulan La Yeelanaya Dhiggiisa Israa’iil

Madaxweynaha Mareykanka Oo Kulan La Yeelanaya Dhiggiisa Israa’iil

Madaxweyne Joe Biden iyo dhigiisa Israel ee Xilka ka sii degayo, Reufen Riflin ayaa la filayaa inay Kulankoodii u horeeyey ku yeeshaan Aqalka Cad ee looga arrimiyo Maraykanka.

Afhayeenadda Aqalkaasi, Jen Pesaki oo soo saartay Hadal-qoraal ayey ku sheegtay inay Labada Hoggaamiye bishan June 28-da ku kulmi doonaan Washington.

Booqashada Madaxweynaa Israel waxaa diirada lagu saari doonaa Iskaashiga labada dhinac iyo xiriirka qotada dheer ee u dhexeeya iyo Dhacdooyinkii u dambeeyey ee Mandiqada Bariga Dhexe, Dirirta Israel iyo Falastiin iyo Barnaamijka Nukliyeerka iyo Madaxweynaha La-doortay ee dalka Iran.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Israel, Reufen Riflin waxaa la filayaa inuu Madaxweynaha La-doortay ee Israel, Isaaq Herzog Xilka ku wareejiyo bisha soo socoto ee July.

RELATED ARTICLES

Xiisad Ka Dhalatey kursiga Aqalka Sare ee Galmudug Cabdi Qeybdiid iyo Xaaf oo meel adag gaaray

Galmudug waxaa dhawaan ka bilaabaneysa doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug lagu dooran doona 8 xubnood oo Aqalka...

Wararka laga helayo deegaanada Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in maanta doorashada

shan kursi oo ka mid ah sideeda Senator ee ka imaanaya maamulkaasi lagu dooran doono gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaban qaabadii ugu...

Madaxweynaha Galmudug oo laga codsadey inuu soo gudbiyo liiska musharaxiinta.

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor u diray Codsi la xiriira soorashada Aqalka Sare ee...

Twitter Feed