Friday, September 17, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Madaxweyne farmaajo oo tababar usoo xidhey saraakiil uu tababarey turkigu.

Madaxweyne farmaajo oo tababar usoo xidhey saraakiil uu tababarey turkigu.

Madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa tababar usoo xidhey Saraakiil iyo saraakiilo ku xigeen oo tababar ku dhameystey xarunta Turksom.

Dalka Turkiga ayaa si weyn uga taageera soomaaliya arimaha Amniga,caafimaad iyo waddooyinka.

Maaha markii uhoreysey ee dalka Turkiga u tababaro ciidan soomaaliya.

RELATED ARTICLES

Jabuuti oo shaacisay in diyaaradii uu saarnaa Fahad Yaasiin dib ugu celiyeen Turkiga

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Jabuuti Maxamed Cali Yuusuf ayaa sheegay in dhmaan rakaabkii saarnaa Diyaaradda Turkish Airweys dib ugu celiyeen dalka Turkiga.Diyaaradaas oo wada...

Xukumada Somalia oo shaacisay in Fahad Yaasiin lagu xanibay Garoonka Jabuuti

Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya sigaar ahna uga howlgalla Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Dawladda Jabuuti ay garoonka diyaaradaha Jabuuti ku xannibtay Lataliyaha...

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaa ku guuldareystay inay ka soo laabtaan Tigray, UN ayaa sidaas sheegtay

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaan ka soo laaban gobolka Tigrey ee uu dagaalku ka dhacay ee Itoobiya, waayitaankooduna waa “caqabadda koowaad” si kor...

Twitter Feed