Friday, September 17, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Madaxweyne ku xigeenka dalka mareykana oo booqaneysa waddamo ku yaala Aasiya.

Madaxweyne ku xigeenka dalka mareykana oo booqaneysa waddamo ku yaala Aasiya.

Madaxweyne-ku-xigeenka Maraykanka, Kamaala Hariis waxay bilowga bisha soo socota ee  Agost booqan doontaa dalalka Singabore iyo Vietnam, si loo xoojiyo Xiriirkooda, loona ballaariyo Iskaashiga Dhaqaale.

Harris waxaa Madaxweyne-ku-xigeenkii u horeeyey ee Maraykan ah oo abid booqda dalka Vietnam.

Muddada ay booqanayso labadaasi dal waxay Hoggaamiyayaasha labadaasi dal kala hali doonta Arrimaha Ammaanka Gobalka, Isbedelka Cimilada, Ka-hortaga COVID 19  iyo Galaangalka Shiinaha ee dalalkaasi.

Safarkeeda waxa uu ku soo beegmay, iyadoo uu Xoghayaha Difaaca Maraykanka, Lloyd Austin soo gebagebeeyey socdaal uu ku tegay dalalka Singapore, Vietnam iyo Filibiin

RELATED ARTICLES

Jabuuti oo shaacisay in diyaaradii uu saarnaa Fahad Yaasiin dib ugu celiyeen Turkiga

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Jabuuti Maxamed Cali Yuusuf ayaa sheegay in dhmaan rakaabkii saarnaa Diyaaradda Turkish Airweys dib ugu celiyeen dalka Turkiga.Diyaaradaas oo wada...

Xukumada Somalia oo shaacisay in Fahad Yaasiin lagu xanibay Garoonka Jabuuti

Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya sigaar ahna uga howlgalla Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Dawladda Jabuuti ay garoonka diyaaradaha Jabuuti ku xannibtay Lataliyaha...

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaa ku guuldareystay inay ka soo laabtaan Tigray, UN ayaa sidaas sheegtay

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaan ka soo laaban gobolka Tigrey ee uu dagaalku ka dhacay ee Itoobiya, waayitaankooduna waa “caqabadda koowaad” si kor...

Twitter Feed