Friday, January 28, 2022

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Mahdi Guuleed oo Farmaajo & Rooble ugu baaqay Nabad

Mahdi Guuleed oo Farmaajo & Rooble ugu baaqay Nabad

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleee ( Khadar) ayaa sheegay in uu yahay Nin Nabadeed, wuxuuna Nabad ugu baaqay Farmaajo iyo Rooble.

Qoraal uu soo dhigay Twitter-ka ayuu Mahdi Maxamed Guuleee kuyiri” Waxa aan ahay “Tabliiqi Nabadeed”. Waxaa aan labada oday ugu baaqayaa in ay dalka caymadiyaan.

#Soomaaliya Guul

Waxaa saacadihii la soo dhaafay sii xoogeystay khilaafka Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, kaas oo ku dhow in arrin millateri la isku adeegsado.

RELATED ARTICLES

Xiisadda Ukraine: Ruushku waxay rajeynayaan nabad sida wadahadalka adduunka ee dagaalka

Magacyada hore oo kaliya ayaa loo adeegsaday xaaladaha qaarkood si loo ilaaliyo aqoonsiga. Ma jiro qof Ruushka jooga oo raba dagaal, ayay tidhi Ekaterina,...

Jarmalku waxa uu saynisyahan Ruush ah ku tijaabiyay basaasiinta tignoolajiyada hawada sare

Saynisyahan Ruush ah oo ka shaqaynayay jaamacad Jarmal ah oo sannadkii hore loo xidhay basaasnimada Ruushka ayaa la wadaagay macluumaadka ku saabsan barnaamijka gantaalaha...

Musk gantaal hawada sare ah oo ku socda koorsada isku dhaca dayaxa

Qayb ka mid ah gantaalada SpaceX ee qarxiyay todobo sano ka hor oo hawada sare lagaga tagay ka dib markii uu dhamaystay hawshiisa ayaa...