Sunday, January 23, 2022

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Maleeshiyaad-hubeysan oo dil ka geystay Galgaduud

Maleeshiyaad-hubeysan oo dil ka geystay Galgaduud

Wararka ka imaanaya degaanka Xananbuure ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay nin ka mid ah dadka daganaa aaga baraagta cabdi siyaad oo duleedka ka ah xananbuure.

Ninka dhintay ayaa dhaawac ahaan loo qaaday magaalada cadaado sida xogta ku helnay maleeshiyaadka falkaan gaystay ayaan la ogayn halka ay aadeen.

Habeen hore kooxo hubeysan ayaa rasaas ku furay maqaayad ku taalla deegaankaasi, waxaana ku dhaawacmay qof dumar ah.

Xiisadda cusub ayaa hadda ka taagan tahay deegaanka iyadoo maamulka Galmudug ay ku fashilmeen waxkaqabashada dhibaatooyinka ay sababeen dagaal beeleedyada

RELATED ARTICLES

Diyaaradda Airbus ayaa baabi’isay heshiis dhan 6 bilyan oo dollar oo ay kula jirtay Qatar Airways kadib dagaal rinji ah

Airbus ayaa kansashay heshiis ay Qatar Airways kula gashay $6bn oo ah 50 ka mid ah diyaaradaheeda cusub ee A321neo ee rakaabka ah, taasoo...

Mareykanka ayaa hakiyay duullimaadyadii ay sameyn jireen shirkadaha xamuulka qaada ee Shiinaha ka dib markii ay dhaqaaqday Beijing COVID

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay joojineyso 44 duullimaad oo Shiinaha ka imaanayay Mareykanka oo ay wadeen afar shirkadood oo Shiinees ah, taasoo jawaab u...

Banaanbax lagu taageerayo qadiyada Somaliland oo gobolka Sanaag ka dhacay.

Bulshada ku dhaqan Gobolka Sanaag ee magaalada Ceerigaabo ayaa saaka isku soo bax balaadhan oo ay ku taageerayaan qadiyada Somaliland iskugu baxay waxaana kala...