2019 08 13T020302Z 387350651 RC1A2CBDF880 RTRMADP 3 MALI SECURITY FRANCE - Wardeeq news

Dowladda Mali ee uu hogaamiyo militariga ayaa dalkeeda ka ceyrisay safiirkii Faransiiska, taasi oo ah calaamadii ugu dambeysay ee xiisadaha sii xoogeysanaya ee u dhaxeeya dalka ku yaala galbeedka Afrika iyo gumeystihii hore. Ismariwaagan ayaa ku soo beegmaya xili dowladaha reer galbeedka ay sheegeen calooshood u shaqeystayaal Ruush ah oo u shaqeynayay kooxda lagu muransan yahay ee Wagner in la geeyay dalka Mali oo ah wadan xudun u ah colaada mudada dheer ka taagneyd gobolka Saaxil, halkaasi oo kumanaan askari oo Faransiis ah loo dirayo si ay ula dagaalamaan kooxaha hubeysan.

Verified by MonsterInsights