M 1068x595 1 - Wardeeq news

Shirka ayaa sidoo kale diiradda lagu saaray sidii loo kordhin lahaa taageerada loo fidinayo dalalka ay saameyeen argagixisada,

iyadoo la isku raacay in la xoojiyo tababarka iyo qalabeynta ciidamada amniga ee Soomaaliya. Wasiiru dowlaha Cali Cumar ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka go’an tahay dagaalka lagula jiro Alshabaab iyo Daacish, wuxuuna codsaday in la siiyo

taageero dheeri ah si loo xaqiijiyo nabad gelyada iyo xasilloonida dalka. Waxaa kaloo shirka lagu soo bandhigay qorsheyaal cusub

oo lagu xoojinayo iskaashiga caalamiga ah, iyadoo la tixgelinayo khataraha cusub ee soo ifbaxaya, sida tiknoolajiyada cusub ee argagixisadu isticmaasho. Xoghayaha Blinken ayaa ku boorriyay waddamada xubnaha ka ah isbahaysiga inay si wadajir ah u shaqeeyaan, si loo helo guulo waara o ka dhan ah argagixisada. Intaa ka dib, Shirka ayaa

Verified by MonsterInsights