Thursday, August 5, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Maxkamadda Sare ee Ciidamada Puntland oo Maanta xukun rideysa

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Puntland oo Maanta xukun rideysa

Maxkamadda sare ee Ciidamada Puntland ayaa maanta magaalada Galkacyo uga dhawaaqeysa xukunkii ugu danbeeyey ee 18 Xubnood oo kamid ah Ururka Ar Al-Shabaab, kuwaas oo horey Maxkamadda darajada  koowaad ugu xukuntey dil toogasho ah.

Sadexdi Asbuuc ee la soo dhaafey ayaa Maxkamadda sare u fadhidey dhageysiga Xukunkii Racfaan qaadashada,maanta ayaa Maxkamaddu shaacin doontaa go’aanka Maxkamadda sare.

Ilaa 7 Qareen oo kala duwan oo qaar kamid ah ka tageen magaalada Muqdisho ayaa u doodayey xukumanayaasha.

Amaanka Magaaladda Gaalkacyo guud ahaan ayaa aad loo adkeeyay, waxaana qeybta Waqooyi ee Magaalada lagu arkayaa Ciidamo ka tirsan Puntland oo Ammaanka xaqiijinaya

RELATED ARTICLES

Jofra Archer ayaa meesha ka saaray T20 Koobkii Adduunka iyo Dambas isagoo jabtay suxulka midig

Jofra Archer oo ah kubbad -yaqaanka dheereeya ee England ayaa seegi doona Koobka Adduunka ee T20 iyo Dambaskii Australia ka dib markii uu soo...

Biden wuxuu rabaa in kala bar iibinta baabuurta Mareykanka ay noqoto mid eber ah marka la gaaro 2030

Madaxweyne Joe Biden wuxuu saxiixi doonaa amar fulineed oo dejinaya “yool hami leh” oo ah in kala bar dhammaan gawaarida cusub ee lagu iibiyo...

Caqabadaha badan ee horyaala Madaxweynaha cusub ee Iran Ebrahim Raisi

Tehran, Iran - Ebrahim Raisi, oo loo caleemo saari doono madaxweynaha siddeedaad ee Iran Khamiista, ayaa wajahaya caqabado adag oo siyaasadeed, dhaqaale iyo bulsho...

Twitter Feed