Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Dunida Milatariga Sudan oo dib u soo celinaya ra'iisul wasaare Hamdok heshiis cusub:...

Milatariga Sudan oo dib u soo celinaya ra’iisul wasaare Hamdok heshiis cusub: Dhexdhexaadiyeyaasha

Milatariga Suudaan ayaa qorsheynaya in ay dib u soo celiyaan ra’iisul wasaarihii xukunka laga tuuray Abdalla Hamdok ayna sii daayaan hogaamiyayaasha rayidka ah ee la xiray ka dib afgambigii militariga ee bishii hore, dhexdhexaadiyeyaasha ayaa ku dhawaaqay. Fadlallah Burma Nasir, oo ah madaxa xisbiga Umma, ayaa heshiiska u xaqiijiyay warfidiyeenka Axadii. Koox dhexdhexaadin ah oo Suudaan ah ayaa sidoo kale bayaan ka soo saaray heshiiska.

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...