Friday, September 17, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Mudaharaad looga soo hor jeedo xadhiga wariye Cabdimaalik oo hargeysa ka dhacay.

Mudaharaad looga soo hor jeedo xadhiga wariye Cabdimaalik oo hargeysa ka dhacay.

Ciidanka Booliska Somaliland ayaa kala Dareeriyey Dhalinyaro banaanbax ka Sameyey gudaha Magaalada Haragaysa, kaasi Oo ay ku Dalbanayeen in xoriyadiisa loosoo celiyo Cabdimaalik Muuse Coldoon.

Mudaharaadkan ayaa ku soo beegmaya xili xukuumada somaliland ay xabsiga utaxaabtey samafale Cabdimaalil Sheekh Muuse Coldool  oo dhawaan maxkamad kutaala magaalada hargeysi ujartey Todoba cisho oo xabsi ku hayna.

Wardeeqnews/xafiiska hargeysa.

RELATED ARTICLES

Xukumada Somalia oo shaacisay in Fahad Yaasiin lagu xanibay Garoonka Jabuuti

Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya sigaar ahna uga howlgalla Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Dawladda Jabuuti ay garoonka diyaaradaha Jabuuti ku xannibtay Lataliyaha...

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaa ku guuldareystay inay ka soo laabtaan Tigray, UN ayaa sidaas sheegtay

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaan ka soo laaban gobolka Tigrey ee uu dagaalku ka dhacay ee Itoobiya, waayitaankooduna waa “caqabadda koowaad” si kor...

Hoggaamiyayaasha gobollada Soomaaliya ayaa ku boorriyay in la joojiyo loolanka awoodda

Hoggaamiyeyaasha gobollada Soomaaliya ayaa ka codsaday madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha inay soo afjaraan khilaafkooda waxyeellada leh, iyagoo ka digay khatarta ka dhalan karta xasillooni...

Twitter Feed