Tuesday, June 15, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Natiijooyinka Hordhaca Ah Ee Degmooyinka Qaar Ee Somaliland Oo La Shaaciyay

Natiijooyinka Hordhaca Ah Ee Degmooyinka Qaar Ee Somaliland Oo La Shaaciyay

Tirinta codadka ayaa weli ka socota degmnooyinka Somaliland, waxaana haatan soo baxay natiijada hordhaca ah ee degmooyinka qaar, waxaana kamid ah,

Komishanka doorashooyinka ayaa inoo xaqiijiyay in ilaa imika ay afar degmo oo keli ah ay soo dhameystireen .

Degmooyinkaas ayaa kala ah, Xudun, Taleex, Garadag, Saylac, Lughaya, Salaxley iyo Buuhoodle.

Natiijooyinka hordhaca ah ee qaar kamid ah golaha deegaanka.

1.Buuhoodle oo ka kooban 11 kuris, Waddani 5, Kulmiye 4, Ucid 2.

2.Laas Caanood:13 kursi, Waddani 5, Klmiye 5, Ucid 3.

3.Saylac: 11 kursi, Waddani 4, Kulmiye 4, Ucid 3.

4.Lughaya: 9 Kursi, Waddani 2, Kulmiye 5, Ucid 3

5.Garadag: 9 Kursi, Waddani, Kulmiye 4, Ucid 2

6.Xudun:9 kursi, Waddani 2, Kulmiye 7, Ucid 0

7.Taleex: 9 kursi, Wadani 3, Kulmiye 6, Ucid 0

8.Salaxley:9 kursi, Waddani 2,Kulmiye 4, Ucid 3

RELATED ARTICLES

Deni oo sheegay inay kordhinayaan la dagaalanka Al-Shabaab & Daacish

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo Maanta khudbad ka jeediyay furitaanka Kal-fadhiga 48aad ee Golaha Wakiilada Puntland ayaa ka hadlay xaaladaha amni...

Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan AMISOM oo la weeraray

Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay in ay weerar ku qaadeen Kolonyo Gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada Uganda oo ka...

Taliska Ciidanka xoogga dalka oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay qaraxa

Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax ismiidaamin ah oo Maanta ka dhacay Afaafka hore ee Xerada Tababarka Janeraal Dhegabadan ee Warshaddda Nacnaca oo...

Facebook Feed

Twitter Feed