Friday, September 17, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Nawaal Mahad siciid oo ugu sarey imtaxaankii fasalada 8aad puntland.

Nawaal Mahad siciid oo ugu sarey imtaxaankii fasalada 8aad puntland.

Nawaal Mahad Siciid ayaa noqotey gabadh ugu sareysey  imtixaakii shahaadigii ahaa ee dugsiyada dhexe ee Puntland, waxay keentey 94.75% (758).

Waxay Ardayey ka aheyddugsiga Daaru Raxma, Boosaaso, gobolka Bari.

Hore ayuu isla gobolkani ugu sareeyey imtaxaankii dugsiyada sare ee puntland oo dhan.

Maamulka puntland ayaa maanta si rasmi ah ugu dyawaaqdey imtaxaankii fasalada 8aad ee duysida dhexe ee maamulka puntland oo dhan.

RELATED ARTICLES

Xukumada Somalia oo shaacisay in Fahad Yaasiin lagu xanibay Garoonka Jabuuti

Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya sigaar ahna uga howlgalla Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Dawladda Jabuuti ay garoonka diyaaradaha Jabuuti ku xannibtay Lataliyaha...

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaa ku guuldareystay inay ka soo laabtaan Tigray, UN ayaa sidaas sheegtay

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaan ka soo laaban gobolka Tigrey ee uu dagaalku ka dhacay ee Itoobiya, waayitaankooduna waa “caqabadda koowaad” si kor...

Hoggaamiyayaasha gobollada Soomaaliya ayaa ku boorriyay in la joojiyo loolanka awoodda

Hoggaamiyeyaasha gobollada Soomaaliya ayaa ka codsaday madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha inay soo afjaraan khilaafkooda waxyeellada leh, iyagoo ka digay khatarta ka dhalan karta xasillooni...

Twitter Feed