Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Ololaha Doorasho Qof Iyo Cod ah Oo Maanta Ka Bilaabatay Deegaano Katirsan...

Ololaha Doorasho Qof Iyo Cod ah Oo Maanta Ka Bilaabatay Deegaano Katirsan Puntland

Waxaan maantay deegaano ka tirsan maamulka puntland ka bilaabatay ololaha doorashada ka dhaceysa deegaanada puntland oo sanadkaan ah mid qof iyo cod ah oo dad weynuhu ay wax soo  dooranayaan

Doorashada puntland waxa ku tartamaya ee ilaa iyo 9 urur siyaasadeed,waxaana ay isku garbinayaan sidii midba midkale uu uga guuleysan lahaa

ololaha doorashada ayaa ah halka uga adag ee lagu kala adkaankaro islamarkaasna codadka lagu ka heli karo taasi oo maanta deegaanada qaar ee puntland si rasmi ah uga bilaabatay

waxaa jira deegaano ka tirsan puntland oo doorashadooda lasoo hormariyay kuwaasi oo maanta olaluhu ka bilowday

waxaa ka mid ah Degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn oo durba maanta uu ololuhu kasoconayo

ololaha doorashada ka dhaceysa deegaanada puntland ayaa waxa ay soconaysa ilaa iyo laga gaarayo 25 bisha soo socota ee octobar

waxaana wixii maarkaaska dambeeya dhaceysa doorashada puntland oo la qorsheyay in ururkasta sadax maalin lasiiyo si loo doorto

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...