AP22029223111424 - Wardeeq news

Dhaqdhaqaaqayaashu waxay si fiican uga faa’iideysteen dib u dhigista mamnuucid hore iyagoo bixiyay boqolaal funaanado oo ay ku qoran yihiin su’aasha “Aaway Peng Shuai?” maalinta finalka haweenka ee Australian Open Sabtida. Funaanadahan oo muujinaya walaaca laga qabo ciyaartoyga Tennis-ka Shiinaha u dhashay, ayaa ciidamada ammaanku la wareegeen todobaadkii hore, laakiin madaxa tartanka Craig Tiley ayaa Talaadadii sheegay in la ogolaan doono ilaa inta taageereyaasha xidhani aanay carqaladayn.

Verified by MonsterInsights