Monday, August 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Warar-ka Puntland Oo Bilowday Wajigii Labaad Maxkamadaynta Xubno Katirsan Ururka…

Puntland Oo Bilowday Wajigii Labaad Maxkamadaynta Xubno Katirsan Ururka…

Isniin, Julaay 5, 2021 (Wardeeq news) – Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa bilowday dhageysiga dacwadda loo haysto 7 dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay in ay ka tirsan yihiin shabakadda Al-Shabaab ee ka howlgasha Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee Galmudug. , ayaa soo bandhigay cadeymo maqal iyo muuqaal ah oo eedeysanayaasha ay qirteen inay ka dambeeyeen dilal iyo qaraxyo is xig xigay oo ka dhacay koonfurta gobolka Galmudug ee Gaalkacyo.

Bayern Munich oo raadineysa daafac heer caalami ah
Dilalka ay qirteen qaarkood waxaa kamid ahaa dilkii 2-dii July, 2019 taliyihii booliska Galmudug Cawil Nuur Roobe (Cawil Tubaako), oo lagu dilay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay, iyo dilkii 14-kii Juun, 2019 ee Cali Tahliil Cadceed (Cali Dhiif), sarkaal ka tirsan NISA, ayaa la diley June 1, 2019, Mohamed Abdi Khaire (Fiimto), oo ahaa sarkaal ka tirsan Qaramada Midoobay.

Eedeysanayaasha ayaa waxaa ku jiray kuwo kale oo qirtay inay abaabuleen qaraxii lagu dilay taliyihii hore ee ciidamada lugta Soomaaliya, gaashaanle sare Cabdixamiid Maxamed Dirir iyo weerarkii lagu qaaday xarunta Sheekh Cabdiweli Cilmi Cali Afyare..

Puntland ayaa dhowaan xukun dil ah ku fulisay 18 xubnood oo ka tirsan Al Shabaab, kuwaas oo tan iyo sanadkii 2008 masuul ka ahaa qaraxyada iyo dilalka qorsheysan ee ka dhaca Puntland, sida ay sheegeen maamulka Puntland.

Akhriso magacyada eedeysanayaasha; –

Cabdikadar Cabdulle Xasan (Muruq)

Maxamed Cabdullaahi Xuseen

Liibaan Ciise Cali (Madaxa Karinta)

Nuur Xuseen C / qaadir (Manuur)

Maxamed Sharafle Maxamuud (Culusow)

Axmed Cali Axmed

Xasan Isaaq Maxamed

RELATED ARTICLES

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Ciro oo Ka Hadlay Arrimaha Doorashooyinka

Maxamed Xasan Ciro oo ka hadlay arrimaha doorashooyinka ayaa rajo fiican ka muujiyey in laga gudbay isjiid-jiidkii mudada soo taagnaa ee hir-gelinta doorashada, maadaama...

Xiisad Ka Dhalatey kursiga Aqalka Sare ee Galmudug Cabdi Qeybdiid iyo Xaaf oo meel adag gaaray

Galmudug waxaa dhawaan ka bilaabaneysa doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug lagu dooran doona 8 xubnood oo Aqalka...

Wararka laga helayo deegaanada Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in maanta doorashada

shan kursi oo ka mid ah sideeda Senator ee ka imaanaya maamulkaasi lagu dooran doono gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaban qaabadii ugu...

Twitter Feed