Thursday, December 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Puntland oo shaacisey imtaxaanka fasalada 8aad.

Puntland oo shaacisey imtaxaanka fasalada 8aad.

Maamulka goboleedka puntaland ayaa shaacisey Natiijada Imtixaanka fasalka siddeedaad waxaana kaalinta koowaad u gashay gabadh joogta Boosaaso.

Dugsiyada sarena waxaa hore ugu sarreeyey Boosaaso.

Dugsiyada ku yaala maagaalo ganacsiyeedka boosaaso ayaa waayadii udambeeyey aad moodaa qaar Tayadooda waxbarasho kor loo soo qaadey.

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...