Tuesday, August 3, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Warar-ka Qara; Ismiidaamin ah oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Qara; Ismiidaamin ah oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in Qarax Ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacay afafka hore xero ay ciidanka Milateriga Soomaaliya ku leeyihiin degaanka Biya-cade ee gobalka Shabeelada Dhexe.

Askar ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo u sugnaa xeraddaasi ayaa la sheegay in dhimasho iyo dhaawac uu kasoo gaaray Qaraxa.

Wararka qaar ayaa sheegaya in  Korneel Saneey Cabdulle oo ka tirsan saraakiisha xoogga dalka uu kasoo gaaray dhaawac fudud.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhacay irida laga galo xerada balse uusan gaarin gudaha.

RELATED ARTICLES

Dabka dabku wuxuu burbur kale u geystaa Turkiga, Giriigga

Tirada dhimashada lix maalmood oo xiriir ah oo dab ka kacay kaymaha Turkiga ayaa gaartay siddeed, halka dalka deriska la ah ee Giriigga, shaqaalaha...

Madaxweynaha cusub ee Iran Raisi ma hagaajin karaa dhaqaale aad u dhib badan?

Tehran, Iran - Ebrahim Raisi, oo loo dhaarin doono Khamiista inuu noqdo madaxweynaha siddeedaad ee Iiraan, wuxuu dhaxlaa dhaqaale murugsan oo masiirkiisu ku dhex...

Poland ayaa siisay fiisooyin bini’aadanimo ciyaartooyga Olimbikada Belarus

Ciyaaryahanka Olympia -ga Belarus -ka Krystsina Tsimanouskaya ayaa Poland siisay fiiso bani’aadannimo, sida uu xaqiijiyay wasiir ku xigeenka arrimaha dibedda ee dalka Isniintii. Tallaabadan ayaa...

Twitter Feed