Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Dunida Qarax ismiidaamin ah oo ay ku dhinteen ugu yaraan siddeed qof caasimadda...

Qarax ismiidaamin ah oo ay ku dhinteen ugu yaraan siddeed qof caasimadda Soomaaliya

Qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday baabuur walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lagu dilay ugu yaraan siddeed qof oo ku sugnaa bar-koontarool oo ciidamada ammaanku ku leeyihiin agagaarka madaxtooyada Soomaaliya, weerarkaas oo ay sheegatay kooxda xiriirka la leh Al-Qaacida ee Al-shabaab. Isbaarada ayaa ku dhacda waddada gasha garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, oo ay isticmaalaan madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...