Monday, May 10, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Dunida RA'IISAL WASAARAHA DALKA INDIA OO WARQAD HAMBALYO AH U DIRAY DHIGIISA PAKISTAN...

RA’IISAL WASAARAHA DALKA INDIA OO WARQAD HAMBALYO AH U DIRAY DHIGIISA PAKISTAN .

Ra’iisul wasaaraha dalka India Narendra Modi ayaa warqad uu u soo diray dhigiisa wadanka Pakistaan Imran Khan ugu hambalyeeyay maalinka sanadlaha ah ee 23 march oo ku beegan heshiiskii Lahore kaas oo ku beegan xurnimada dalkaasi Pakistan 1940-kii.

Ra’iisul wasaare Modi waxaa uu Daboolka ka qaaday sida dowladdisu ay u doonayso xidhiidh wanaagsan oo ay la yeeshaan dawladda Ay Dariska yihiin ee Pakistan.

Saraakiil Magacyadooda la xusin ayaa la sheegay in ay warkan u Gudbiyeen Qaar kamid ah warbaahinta caalamka .

Labadan waddan ayaa ah Kuwo haysta hubka sida xun wax u gumaada ee Nuclear_ka Isla markaana waxaa ka dhex jira cadaawad soo jireen ah .
Arrinkantan ayaa imanaysa iyadoo muddoiyinkii ugu danbeeyay ay Jiraan dhaqdhaqaaqyo ay ka muuqato isku soo dhawaansho ay toddobaadyadii u dambeeyay ay samaynayaan Labada waddan.

By:Jim’ale ismail

RELATED ARTICLES

Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

Wararka aan ka heleyno degmada Sagag ee dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa ay sheegayaan in duhurnimadii Maanta halkaas uu ka dhacay qaraxa khasaaro...

Taliye Saldhig Boolis Oo Ku Geeriyooday Qaraxii Caawa Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax Xooggan ayaa Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana Jugta iyo rasaas goos goos ah oo daba socotay Qaraxa laga maqlay...

Ciidanka Xooga Oo Hawlgalo Ka Fuliyay Degaanno Ka Tirsan Gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan Guutada 5-aad Qeybta 27-aad oo saacadihii la soo dhaafay  howgallo ka sameeyay Tuulada Quulaale oo u dhexeyasa Deegaanka Cali...

Facebook Feed

Twitter Feed