Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Ra’iisal-wasaare Abiy Axmed magacaabay Goor-dhaweyd Wasiir Cusub oo ka tirsan Somalida...

Ra’iisal-wasaare Abiy Axmed magacaabay Goor-dhaweyd Wasiir Cusub oo ka tirsan Somalida -Itoobiya

Magacyada 3-Wasiir oo ka tirsan Somalida -Itoobiya oo Ra’iisal-wasaare Abiy Axmed magacaabay Goor-dhaweyd

Ra’iisul-wasaare Itoobiya Abiy Axmed ayaa goordhaweyd magacaabay wasiiru-dowlayaal gaadhaya 61 oo ka tirsan wasaaradaha kala duwan ee dowladda federaalka.

Wasiiru dowlayaasha uu Abiy Axmed Magacaabay ayaa noqonaya kuwi ugu badnaa uu dalka Itoobiya yeesho.

Warkan oo aan ka soo xigannay bogga telefishinka FBC aya Deegaanka Soomaalida waxa ugu jirta saddex wasiiru dowle oo kala ah:

1.Saxarla Cabdulaahi, wasiiru-dowlaha wasaaradda caafimaadka.

2.Dr/Enjineer Suldaan wali, wasiiru-dowlaha wasaaradda ee waaxda horumarinta Tamarta.

3.Xasan Maxamed Macallin, Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Ganacsiga.

Horayna Soomaalida qaab dhismeedka dowladda dhexe ee dalka Itoobiya waxay ugu yeelatay oo horraanti toddobaadkan loo magacaabay.

1.Axmed Shide, Wasiirka Maaliyadda iyo

2.Adan Faarax, madaxa xaruunta dhexe ee xisbiga xisbiga dalka Itoobiya haya ee EPP ama Barwaaqo.

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...