Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa wacad ku maray in uu hoggaamin doono ciidamada ‘jihada dagaalka’

0
125

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ee ku guuleystay abaalmarinta nabadda ee Nobel ayaa sheegay in uu hoggaamin doono ciidamada dalkiisa “goobta dagaalka” laga bilaabo talaadada, taasoo ah tallaabo cusub oo cajiib ah iyadoo colaadda muddada sanadka ah ay ku sii dhowaaneyso caasimadda Addis Ababa. “Laga bilaabo berrito, waxaan u abaabuli doonaa safka hore si aan u hogaamiyo ciidamada difaaca,” ayuu Abiy Axmed ku yiri hadal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka galinkii dambe ee Isniintii.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here