Thursday, August 5, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Barnaamij-yada Ra’iisul Wasaare Rooble oo Arrimaha doorashooyinka kala hadlay Safiirka Qatar

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Arrimaha doorashooyinka kala hadlay Safiirka Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa XFiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya Danjire Xasan Xamza.

Labada Mas’uul ayaa ka wada hadlay  xiriirka labada dal, habsami u socodka mashaariicda horumarineed ee Qatar ka hirgelineyso Soomaaliya iyo Arrimaha doorashooyinka dalka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga mahad celiyay Safiirka Qatar sida ay taageerada had iyo jeer u siiyaan dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Safiirka Qatar ayaa dhankiisa sheegay inay dardar gelin doonaan mashaariic horumarineed oo ay ka fuliyaan meelo kamid ah Soomaaliya, sidoo kale ay dowladda Federaalka kala Shaqeyn doonaan Arrimaha doorashooyinka

RELATED ARTICLES

Jofra Archer ayaa meesha ka saaray T20 Koobkii Adduunka iyo Dambas isagoo jabtay suxulka midig

Jofra Archer oo ah kubbad -yaqaanka dheereeya ee England ayaa seegi doona Koobka Adduunka ee T20 iyo Dambaskii Australia ka dib markii uu soo...

Biden wuxuu rabaa in kala bar iibinta baabuurta Mareykanka ay noqoto mid eber ah marka la gaaro 2030

Madaxweyne Joe Biden wuxuu saxiixi doonaa amar fulineed oo dejinaya “yool hami leh” oo ah in kala bar dhammaan gawaarida cusub ee lagu iibiyo...

Caqabadaha badan ee horyaala Madaxweynaha cusub ee Iran Ebrahim Raisi

Tehran, Iran - Ebrahim Raisi, oo loo caleemo saari doono madaxweynaha siddeedaad ee Iran Khamiista, ayaa wajahaya caqabado adag oo siyaasadeed, dhaqaale iyo bulsho...

Twitter Feed