Thursday, August 5, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Roob Mahiigaan oo watay Duufaan iyo Biriq ayaa waxa uu xalay ku...

Roob Mahiigaan oo watay Duufaan iyo Biriq ayaa waxa uu xalay ku dhuftay Bariga dalka Hindiya

Hindiya, iyadoo ay 27 qof ku geeriyootay.

Wasiirka Maaraynta Masiibooyinka ee Gobalka West Bengal, Javed Ahmed Khan oo la hadlay Wakaalladda Wararka AFP waxa uu sheegay inay 27 qof oo Beeraley ahayd ay Biriq ku habsatay, xilli ay ka shaqeynayeen Beerahooda

RELATED ARTICLES

Jofra Archer ayaa meesha ka saaray T20 Koobkii Adduunka iyo Dambas isagoo jabtay suxulka midig

Jofra Archer oo ah kubbad -yaqaanka dheereeya ee England ayaa seegi doona Koobka Adduunka ee T20 iyo Dambaskii Australia ka dib markii uu soo...

Biden wuxuu rabaa in kala bar iibinta baabuurta Mareykanka ay noqoto mid eber ah marka la gaaro 2030

Madaxweyne Joe Biden wuxuu saxiixi doonaa amar fulineed oo dejinaya “yool hami leh” oo ah in kala bar dhammaan gawaarida cusub ee lagu iibiyo...

Caqabadaha badan ee horyaala Madaxweynaha cusub ee Iran Ebrahim Raisi

Tehran, Iran - Ebrahim Raisi, oo loo caleemo saari doono madaxweynaha siddeedaad ee Iran Khamiista, ayaa wajahaya caqabado adag oo siyaasadeed, dhaqaale iyo bulsho...

Twitter Feed