Thursday, October 28, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Caafimaad-ka Ruuxa sigarka cabaa ma isaga ayaa sigaarka caba, Mise Sigaarka Ayaa Ruuxa...

Ruuxa sigarka cabaa ma isaga ayaa sigaarka caba, Mise Sigaarka Ayaa Ruuxa Caba.?

Ruuxa sigarka cabaa ma isaga ayaa sigaarka caba Mise Sigaarka Ayaa Ruuxa Caba.?

Runtii sigaarka adiga macabtid
Ee isaga ayaa kucaba
Waxadna ku ogaan kartaa in uu isaga kucabo
Isagu
Waa uu jirayaa adigana waad dhimaneysaa
Sababtoo
Sida aad uladhaqmeysay ayuu isaguna caafimadkaaga ugula dhaqmayay

Oo sidee

Adigu sigaarka waad shidataa waadna Cabtaa marka aad dhameysana waad tuurta

Isaguna intii aad isticmaaleysay oo dhan waxa uu Cabaa cafimaadkaga
Markii uu kaadhameysatay ayuu kutuuray mar aad afka kala taagtay

Marka
labadiina kee ayaa la cabay oo la tuuray?
Kee ayaana wali nool oo ubaahan in uu wax kale Cabo.?

RELATED ARTICLES

Howlgal laga sameeyay Magaalada Beledweyne

Ciidanka Booliska Dowlad Goboleedka  Hir-Shabelle ayaa howlgallo ammaanka lagu xaqiijinayay waxa ay ka sameeyeen qaybo kamid ah xaafadaha Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan Ciidamada...

Ciidamada Ahlusunna oo isaga baxay Guriceel

Ciidamada iyo hoggaanka Ahlusunna  Waljamaaca oo maalmihii la soo dhaafay kula dagaalamayay degmada Guriceel Ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa saaka halkaasi isaga baxay. Ka...

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo Warbixin siiyay Madaxweynaha KGS

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Gudiga Hir-gelinta Doorashooyinka heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Madaxweyne...