Thursday, May 6, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Dunida SHAQAALE CAAFIMAAD OO LAGU LAAYAY WAQOOYIGA AFGHANISTAN.

SHAQAALE CAAFIMAAD OO LAGU LAAYAY WAQOOYIGA AFGHANISTAN.

Saraakiisha Afghanistan ayaa sheegay in koox hubeysan ay dileen saddex haween oo ka shaqeynayay ololaha tallaalka ka hortagga cudurka dabaysha.

Haweenkan ayaa xilliggii uu weerarka dhacayay tallaalka ka waday magaalada bariga Afghaistan ku taalla ee Jalalabad.
Afghanistan oo uu weli ku hadhay cudurka dabayshu ayay Maalintii isniintii ka bilowday Talaalka cudurkaasi.

Shaqaalaha tallaalka ayaa weerar kala kulmaa kooxo Xagjir mayal adag oo baahinayo warar been ah oo ku saabsan in tallaalka dabeysha uu sababi karo dhalmo la’aan.

By:Jim’ale ismail

RELATED ARTICLES

Xubin ka tirsanaa Xisbiga Dan Qaran oo Muqdisho lagu dilay

Kooxo hubeysan ayaa degmada Wadajir ee Gobolkan Banaadir waxaa ay ku dileen Xubin ka tirsanaa Xisbiga Dan Qaran oo uu hoggamiyaha ka yahay Musharax...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Guddi u saaray dilkii Carruurta

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay Guddiga baaris kumeel gaar ah oo natiijo dhab ah ka keena kiiska Carruurtii...

Al-Shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Saldhig Ay Ku Sugnaayeen Ciidamo

Dagaal u dhexeeyay Ciidanka Itoobiya ee qeybta ka howlgal Ciidanka AMISOM iyo Al-shabaab ayaa waxaa uu xalay ka dhacay degmada Xudur ee Xarunta Gobolka...

Facebook Feed

Twitter Feed