Sunday, June 13, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Barnaamij-yada Shaqaale Muhaajiriin Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Shil Gaari

Shaqaale Muhaajiriin Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Shil Gaari

Ugu yaraan 17 qof ayaa ku geeriyootay, 18 kalena wey ku dhaawacmeen shil gaari oo xalay ka dhacay meel ku dhow Degmadda Kanpur ee Gobalka Uttar Paradesh ee dalkaasi.

Boliska waxay sheegeen in Bas ay la socdeen Shaqaalaha Muhaajiriinta qalibmau, kadib, markii ay isku dhaceen gaari kale.

Shaqaalahaasi waxay ku sii jeedeen magaalladda Axmedabaad ee Galbeedka Gobalka Gujraat, si ay shaqo uga bilaabaan Wershado dib loo furay, kadib, markii la qaaday Xayiraadii COVID 19.

Sanad kastaba dalka Hindiya waxaa shilalka Gaadiidka ugu geeriyootay in ka badan 110,000 oo qof.

RELATED ARTICLES

Booliska Gobolka Bari oo Fagaaro ku gubay Khamri farabadan

Ciidamada Booliiska Gobalka Bari ayaa maanta meel fagaare ah ku gubay dhalooyin ay ku jiraan maandooriyaha Khamriga oo horay ciidamada ay howlgal ku qabteen. Maxkamadda...

Puntland oo sheegtay in howlgal lagu lagu qabtay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee maamulka puntland Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare ) ayaa sheegay in howlgal Ciidamada amaanka ay ka sameeyeen Magaalada Gaalkacyo lagu soo...

Duulimaadyadii Soomaaliya & Kenya oo dib u bilaawday

Kadib markii muddo bil ah ay hakad kujireen duulimaadyada Soomaaliya iyo Kenya, kaas oo sabab u ahaa khilaafka labada dowladood ayaa Maanta oo Axad...

Facebook Feed

Twitter Feed