Tuesday, June 15, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Arrimaha Bulshada Shaqo Ayaa ka Banaan Warbaahinta Madax Banan Ee WardeeqNews somaaliya + somaliland

Shaqo Ayaa ka Banaan Warbaahinta Madax Banan Ee WardeeqNews somaaliya + somaliland

Dhammaan suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Good Ahaan ku sugan waxaa laga war-gelinayaa in boos shaqo uu ka banaan yahay website-ka wardeeq news. Shaqada banaan ayaa ah qeybta qorista wararka, warbixinada iyo xog uruurinta. DIINTA Barnamijyada

Shuruudaha shaqo ee laga doonayo qofka soo codsanaya booskan ayaa ah.

1 – Aqoon saxaafadeed iyo hab qoraal wanaagsan, oo aan u baahneyn in dib qof warka looga qoro.

2 – Ugu yaraan saddex sano oo khibrad saxaafadeed ah, oo uu qofka ku shaqeeyey.

3 – Inuu yahay qof xog-ogaal ah, islamarkaana leh xiriir wanaagsan oo dhinaca ilaha wararka ah, islamarkaana heli kara xogta wararka aan dibedda Online

.

4 – Aqoonta luuqad aan Soomaali ahayn, sida English ama Carabi midkood.

5 -Awood u leh taxliilinta wararka kadib marka ay dhacaan.

wardeeqnews waxay bixineysaa mushahar wanaagsan, waxayna kugu soo dhoweeneysa hab shaqo oo wanaagsan.

Qofka booskan hela ma shaqeyn doono wax ka badan 5 saac, 24-kii saacba, si uu fursad ugu helo qoyskiisa, waxbarashadiisa ama howlihiisa kale.

Haddii aad rumeysan tahay inaad buuxin karto shuruudahaas, fadlan codsigaaga kusoo dir emailka ; info@wardeeqnews.com

director@wardeeqnews.com

Tell: +252 (63) 415-2283

RELATED ARTICLES

Ciidamo lagu daadiyay wadooyinka Magalada Berbera & doorasho ka dhaceysa

Waxaa Maanta siweyn loo adkeeyay Amniga guud ee Magaalada Berbera ee Gobolka Togdheer, halkaas oo ay ka dhaceyso Maanta doorashada Guddoomiyaha Magaalada Berbera iyo...

Wararkii ugu dambeeyay ee qaraxa ka dhacay Magaalada Muqdisho

Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax ismiidaamin ah oo Maanta ka dhacay Afaafka hore ee Xerada Tababarka Janeraal Dhegabadan ee Warshaddda Nacnaca oo...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Maanta Dib Ugu Laabtay Magalada Baydhabo

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay kadib safar shaqo...

Facebook Feed

Twitter Feed