Monday, October 18, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Shir Muqdisho uga socda Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo Labo Madaxweyne dowlad goboleed

Shir Muqdisho uga socda Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo Labo Madaxweyne dowlad goboleed



Sidda ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonaan karo Shir u dhaxeeya Guddoomiyaha  Cabdi Xaashi, Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland ayaa hadda ka socda Airport Hotelee magaalada Muqdisho.

Waxyaabaha shirkaan looga hadlaayo waxaa ka mid ah sidii xal looga gaari lahaa muranka u dhaxeeya ee labada garab ee Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi oo shirka dhexdooda ahaa uu is faham  ku dhamaaday.

Shir jaraa’id oo la filayay inay qabtaan garabka uu hoggaamiyo Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa la hakiyay dib loo dhigay  kaddib codsi la soo sheegay inuu uga yimid  Puntland iyo Jubbaland.

Rooble ayaa maanta sheegay in isfaham horudhac ah ay gaareen Gudoomiyaha Aqalka Sare, waxaana la shaacin waxyaabaha la isku afgartay.



RELATED ARTICLES

Weerar Xoogan Oo Lagu Qaaday Ciidamo Ka tirsan Puntland

Wararka ka imaanaya Gobolka bari ayaa waxa ay kusoo waramayaan in subaxnimadii hore ee saka weerar culus lala beegsaday Saldhig Ciidamada Puntland ay ku...

Ciidamada Dowladda Oo Howlgalo Qorsheysan Ka Fuliyay Gobolka Gedo

Ciidamada Dowladda gaar ahaana Guutada 10-aad  Ururka 50-aad Ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa waxa la sheegay in saacadihii lasoo dhaafay ay howlgalo balaaran ka...

Dilka Xildhibaan lagu dilay UK oo lala xariiriyay nin kasoo jeedda Soomaaliya

Xildhibaanka muxaafidka ah Sir David Amess ayaa dhintay ka dib markii  la tooriyeeyay xilli uu ku sugnaa  Essex oo laga doortay. Booliska ayaa sheegay in...