Siddeed waddan oo ay ku jiraan Sacuudi Carabiya, Qadar, iyo Imaaraadka Carabta ayaa cambaareeyay go’aanka Israa’iil ee ay ku magacawday ‘dhulka dawladda’ ee Daanta Galbeed ee la haysto, sida lagu sheegay bayaan wadajir ah.
Sideed dal oo ay ku jirto Sacuudi Carabiya ayaa cambaareeyay Israa’iil oo u magacowday ‘dhulka dawladda’ ee Daanta Galbeed




