Friday, June 18, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Somaliland waxay maanta dadku iskugu soo baxeen goobaha ay ka socoto codbixinta...

Somaliland waxay maanta dadku iskugu soo baxeen goobaha ay ka socoto codbixinta doorashooyinka isku sidkan ee golaha barlamaanka iyo degaanka.

Waa markii ugu horaysay ee somaliland laga qabto doorasho noocan oo kale ah, iyadoo hore doorashooyinka madaxtinimada, barlamaanka iyo degaanka ay ahaayeen doorashooyin midba iskeed loo qaban jiray.

Dadka codaynaya ayaa ka badan intii codayn jirtay doorashooyinkii hore, waxaana qof kastaaba xaq u leeyahay inuu u kala codeeeyo xildhibaanada ka kala sharaxan wakiilada iyo degaanka.

Doorashadan waxa kormeeraya wufuud ka socda beesha caalamka.

Kulayl badan ka jira degaanada xeebaha halkaas oo dadka codaynayaa ay aad ugu baahan yihiin biyo iyo sharaab, waxaanad la arkayaa xildhibaanada sharaxan oo goobaha codbixintu ka socoto u qaybinaya biyo iyo sharaab.

RELATED ARTICLES

8 qaab oo loo seexdo haddii dhabarka uu ku xanuunayo

Haddii si joogto ah aad u dareemeyso dhabar-xanuun, waxay u badan tahay in hurdada ay dhib kugu noqoto. Cilmi-baaris lagu daabacay Wargeygka ka hadla Caafimaadka...

4 xeeladood isticmaal haddaad xiriir haasaawe la leedahay qof aad isla shaqeysaan

Waqti badan ayaan ku qaadannaa goobta shaqada maalin walba.  Daraasado dhowr ah ayaa muuhiyay in tiro badan oo ka mod ah dadka isla shaqeeya ay...

Aqriso;- Shan arrimood oo uu ballan-qaaday Cabdikariim Axmed Mooge – Maayirka cusub ee Hargeysa

Xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada Hargeysa ayaa shalay ugu dambeyntii Maayirka caasimada u doortay Cabdikariin Axmed Mooge oo ka tirsan xisbiga mucaaradka Wadani, xilkaas...

Facebook Feed

Twitter Feed