461324022 1084991979665146 2533737096136204140 n - Wardeeq news

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo khudbad xasaasi ah ka jeediyay shirka loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah ku aadan xiisadda Soomaaliya iyo Itooboya. Xamza ayaa shirka

ka dhex sheegay in Itoobiya ay si bareer ah ugu soo xad-gdubtay madax banaanida Soomaaliya, isla Markaana ay Qatar ka abuurtay gobolka. “Soomaaliya ayaa hadda wajaheyso qatar xoogan oo kagag imaaneyso falalkii ugu dambeeyay ee Itoobiya, kuwaas oo si bareer ah ugu xadgudbaya sharafta dhulkeenna” ayuu yiri

Sidoo kale wuxuu Itoobiya ku eedeeyay inay sameysay isku day aan laga fiirsan oo ay ku dooneyso in qayb kamid ah Soomaaliya ay ku darsato dhuleeda, sida uu hadalka udhigay. “Isku deyga itoobiya ku dooneyso inay ku

Verified by MonsterInsights